Hooyo Soomaaliyeed oo Diyaar u ah in ay Gabadheeda u Bixiso Kilideeda (Ogow Sababta)

Hooyo Caasho Macalin Cismaan  waxay la Mururgeysan tahay oo si weyn uga Fikireysaa  Xanuun Dhinaca kelyaha oo haya Gabdheeda Jamiilo  Xuseen Cali  muddo , waxayna Mudooyinkaan la Daala dhaceysey Sifeynta Kelyaha ama Dhiig ka bedelida  Gabadheeda oo Mar waliba u baahan  Kharash aysan ka bixi Karin “Waxaan u Mahadcelinayaa Walaalaha Soomaaliyeed ee Gabadheeda la garab … Continue reading Hooyo Soomaaliyeed oo Diyaar u ah in ay Gabadheeda u Bixiso Kilideeda (Ogow Sababta)